Malawax iyo shaax
xalwowaa macmacaan lago macaansado.

qiyaasta:

Habka diyaarinta:

Kari sonkorta iyo biyaha ilaa ay isku noqdaan sharoob adag. Ku dar burka si tartiib ah, kadibna walaaq si joogto ah. Ku dar subagga iyo cardamom-ka, kadibna kari ilaa ay isku darsamaan oo xalwadu adkaato