Malawax iyo shaax
rooti iyo maraqRootiga iyo maraqani waa cunno dhaqameed aad loo jecel yahay, waxaana loogu adeegaa quraac, qadada, ama cashada. 😊.

qiyaasta rootiga:

Habka diyaarinta rootiga:

Isku dar burka, yeestada, sonkorta, iyo cusbada. Si fiican isku walaaq. Ku dar biyaha kulul iyo saliidda, kadibna samee cajiin jilicsan oo laastik ah. Ka daa meel diirran ilaa uu cajiinku kacayo (30-45 daqiiqo). Cajiinka ka samee goobo yaryar oo wareegsan. Ku dub digsiga kuleyl dhexdhexaad ah dhinac walba ilaa uu bunni noqdo.

qiyaasta maraqa:

Habka diyaarinta maraqa:

aliid kulee, ku dar basal iyo yaanyo shiidan. Isku kari ilaa ay dhumuc yeeshaan. Ku dar hilibka, xawaashka, iyo cusbada. Isku kari ilaa hilibku bunni noqdo. Ku shub biyo ku filan, kadib ku dar baradho iyo karooto. Dabool oo sii kari ilaa hilibka iyo khudaarta ay jilcaan (20-30 daqiiqo). U adeegso maraqa kulul oo rootiga hada karisay.