Muufo
muufo bur iyo qamiiriso, lona dubo foornada ama dabka..

qiyaasta:

Habka diyaarinta:

Burka, biyo, cusbo, iyo yeesto isku qas si aad u sameyso cajiin jilicsan. U daa meel diirran ilaa uu cajiinka kacayo (1 saac). Cajiinka u samee qaab fidsan oo wareegsan. Ku dub foornada (200°C) ilaa uu bunni fudud noqdo. U adeegso maraq