Isku dar ukunta iyo sonkorta ilaa ay isku dhagto oo noqoto midab caddaan ah. Ku dar subagga, daqiiqda, budada baking powder-ka, iyo vaniljka. Isku walaaq oo ku rid foornada 180°C ilaa uu bunni khafiif ah noqdo.