Malawax iyo shaax
bajiyowaa digir la shiiday oo wax yaaba carfaayo lago daray.

qiyaasta:

Habka diyaarinta:

Isku qas burka, burka galleyda, khamiirka, sonkorta, iyo milixda. Ku dar biyaha diirran si tartiib ah, adigoo walaaqaya ilaa aad ka hesho
cajiin khafiif ah. Dabool oo dhig meel diirran si uu u khamiiro 2-3 saacadood. Digsiga kululee, saliid yar saar, kadibna cajiinka ku shub si aad u
samayso canjeerooyin khafiif ah. Dub ilaa dusha sare ay ka qalasho oo daloolo yeesho.