Malawax iyo shaax
beer waa hilib loo yaqaan beer oo lago cuno rootiga ama canjeerada.

qiyaasta:

habka loo sameeyo

Habka loo sameeyo: Ku shiil basasha saliidda ilaa ay huruuddo. Ku dar beerta oo si fiican u shiil ilaa ay biyo yar ka bixiso. Ku dar toonta, yaanyada, iyo xawaashka. Si fiican u walaaq. Dabool oo u daa inay isku kariyaan ilaa beertu midab beddesho (15-20 daqiiqo). Milix iyo basbaas ku hagaaji.