baasto waa cunto fudud oo laga qadeeyo ama casheeyo ayadoo suugo loo karsado.
qiyaasta:
400g baasto (spaghetti ama macaroni).
1 qaaddo saliid.
1 qaaddo saliid.z
Milix (biyaha karinta).
2 qaaddo paste yaanyo.
1 koob hilib ama digaag (ikhtiyaar).
1 koob hilib ama digaag (ikhtiyaar).
habka loo sameeyo
Baasto:
Ku shub baastada biyo karkaraya oo leh milix iyo saliid. U daa inay bislaato (8-10 daqiiqo).
Biyaha ka daadhi oo dib dhig.
Suugada:
Ku shiil basasha saliidda ilaa ay huruuddo.
Ku dar hilibka, xawaashka, iyo yaanyada shiidan.
Ku dar paste yaanyo, milix, iyo basbaas. U daa inay isku dhumucdo (15 daqiiqo).
Baastada ugu dar digsiga oo si fiican ugu walaaq.